Saturday, 27 June 2009

Sidee Waxlooga Bartaa dalalka malaysia

Dalka malaysia waadal aad usareeya xaga waxbarasha waanaa tan keentay inay iyimaadaan amaba wax barasha usoodoontaan kumanaal arday ajaaniiba sanad walba kuwaasoo kubiira jaamacada daha kalagedin san ee dalka malaysia hase ahaatee waxaa ardaydaa farahabadan kamid ah ardayda soomalied oo iyagu intii burburku uu ahaa dalkeenu uadaada waxbarasho dalka dibadiisa badanaa waxa ayna aadaan badnaa dalalka kala ah Sudan , Malaysia ,Pakistan, India iyo dalka Masar. hadii aan usoolaabto waxa wax kabarta dalka malaysia arday soomalied oo aad ufarabadan kuwaasoo wax kabarata jaamaacadaha iyo coollege yada ee dalka .
Hasee yeeshee dalka malaysia ilaaxad waa uukanolol adagyhay wdamada akale ee ay wax kabartaan ardayda soomalied taasina waxa ay keen tay in arday soomalied oo aad ufaradan ay kusoolu go aan dalka iyaga oo kuwaasoo soo aada dalka iyaga oo aan kahaysan in formation buuxa waxa kaloo yira iyana arday u soo aada dalka caafimaad kuwaaso iyaguna kusool lu godalka maada dalkan caafimaad kiisu uu aad uqaaliyahay.


No comments: