Thursday, 16 April 2009
Aayaha danbe ee dhalinyarada qurbha kudhalatay?
Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe soomlia waxaa umadii soomalied kudhacday burbur aad ubaaxad wayn dhinacwalba. sidaasdaraadeed umadii waa ay kalayaacday wxanay no qotay inbajaac ujarmaad nin walba waxa uu ukacay meeshii u islahaa ku baadbaadso naftaadasidaas owgeed dad aad ubadan oo somalied ayaa uqaxay wadamada shiyaye sida wadamada qaarada urub iyo qaarada America hadaba dadkaas uqaxay qurbaha ayaakunool hada 17sano kabacdi burburkii walow ay umada soomlied kusii qulqulaayeen sanadba sanadka kadabeeye hadana wali lamahayo cidkasoonoqota dadkaasi ookusoonoqota dalkiiho waayo dalkii wali dhibbaakataagan hadaba aan idiingaleesheekada gunteeda wxa kudhashay dhalinyarasoomalied dalka qurbha gaarahan qaarada europe iyo america dhalinyarada qurbha kudhalatay wxaalasoo dersay dhibaata aad uwayn waxaa meesha kabaxay dhaqankii soomaleid wxakaloo meesha kabaxday diintii somalied maxaayeelay tobanaalkun oo ubad soomaleied ayaamaaanta farhakabxay oo lagaalaysiiyaay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment